Wakhtiga Uu David Alaba Saxiixi Doono Heshiiskiisa Real Madrid Oo La Ogaaday.

David Alaba ayaa lagu soo waramayaa inuu si rasmi ah qalinka ugu duugi doono heshiiska uu ugu soo biiri doono kooxda Real Madrid bisha May. Xiddiga reer Austria ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa kooxda Real Madrid iyada oo uu heshiiskiisa Bayern Munich dhici doono dhamaadka xilli ciyaareedkan. Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in uu xiddiga […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII