Wakhtiga Uu Nuno Tavares Tijaabada Caafimaadka U Mari Doono Arsenal Oo La Ogaaday.

Nuno Tavares ayaa lagu wadaa inuu maro tijaabada caafimaadka u maro kooxda Arsenal ka hor inta aan lagu dhawaaqin heshiiska 8.6 milyan ee uu ugu biirayo kooxda Gunners sida ay sheegayaan wararku. Xiddiga 21 jirka ah ayaa noqon doona saxiixa ugu horeeya ee kooxda Arsenal waxana ay kooxdu ka bixinaysaa lacag dhan 1.5 milyan euro […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII