Wakhtiga Uu Sergio Aguero Gaadhi Doono Barcelona Si Uu U Dhamaystiro Heshiiskiisa Oo La Ogaaday.

Wararka ka soo baxaya Spain ayaa sheegaya in weeraryahanka kooxda Man City ee Sergio Aguero u safri doono Barcelona Isniinta soo socota si uu u dhamaystiro heshiiska uu ugu biirayo kooxda. Wargeyska Esport3 Onze ayaa sheegaya in uu xiddiga reer Argentine u safri doono Barcelona kadib dhamaadka xilli ciyaareedka Man City Final-ka champions league oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII