Wakiilka Cristiano Ronaldo Oo Ka Hadlay Wararka Xiddiga La Xidhiidhinaya Ku Laabashada Koox Uu Horay Ugu Soo Ciyaaray.

Wakiilka weeraryahanka kooxda Juventus Cristiano Ronaldo ayaa beeniyay wararka sheegaya in uu xiddiga Juventus ku laaban karo Sporting Lisbon xagaagan. Xilli ay Juventus seegtay ku guulaysiga horyaalka Serie A-da xilli ciyaareedkan sidoo kale khatar ugu jirto in ay seegto champions league xilli ciyaareedka dambe mustaqbalka Cristiano Ronaldo ayuu shaki weyn soo wajahay. Xiddiga 5-ta jeer […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII