Wakiilka Jorginho oo shaki geliyay mustaqbalka xidigan ee Kooxda Chelsea

Wakiilka xiddiga qadka dhexe ee Chelsea Jorginho ayaa soo jeediyay in macmiilkiisa uu xiiseynayo ku laabashada Talyaaniga. Kaddib olole aad u wanaagsan oo 2020-21 ah oo uu u qaaday ku guuleysiga Champions League-ga Chelsea ka hor inta uusan ku guuleysan Euro 2020 oo uu la qaaday Talyaaniga-29-jirka ayaa lagu abaal-mariyey wax-qabadkiisa garoonka markii loo magacaabay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII