Wakiilka Jurgen Klopp Oo Meel Saaray Mustaqbalka Tababaraha Ee Liverpool.

Wakiilka Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa Beeniyay wararka sheegaya in uu Tababaruhu isaga tagi doono kooxda Liverpool dhamaadka xilli ciyaareedkan. Klopp ayaa Liverpool ku hogaamiyay champions League iyo Premier League laakiin xilli ciyaareedkan kooxda ayaa si weyn u dhibaatoonaysa iyaga oo ku dhaw in ay seegaan champions league xilli ciyaareedka dambe. Qaab ciyaareedka Liita […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII