Wakiilka Lautaro Martinez oo beeniyay in Xidiga uu ku biirayo Tottenham

Wakiilka Lautaro Martinez Alejandro Camano ayaa beeniyay wararka sheegaya in 23 jirka uu ku biirayo Tottenham . Spurs ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis 60 milyan ginni ah la gaartay Inter Milan oo ku aadan weeraryahankooda iyadoo tababaraha kooxda Nuno Espírito Santo uu doonayo inuu labo weerar afka hore ka ciyaaro xilli ciyaareedka soo socda. Si kastaba ha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII