Wakiilka Lautaro Martinez Oo La Kulmay Laba Kooxood Oo Waaweyn Oo Ka Ciyaara La Liga.

Lautaro Martinez ayaa ka mid ah xiddigaha waaweyn ee la filayo in ay koox cusub ku biiraan suuqa xagaaga iyada oo lala xidhiidhinayo kooxo badan oo reer yurub ah. Wargayska MARCA ayaa sheegaya in wakiilka xiddiga Lautaro Martinez uu la kulmay kooxaha Real Madrid iyo Atletico madrid si ay ugala hadlaan suurtagalnimada ay ku heli […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII