Wakiilka Paul Pogba oo Sheegay in Xidigan uu Ku Laaban Karo Kooxda Juventus

Paul Pogba Wakiilka Paul Pogba Mino Raiola ayaa lagu soo waramayaa inuu sheegay in ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United uu ku laaban karo Juventus dhamaadka qandaraaskiisa. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer France ayaa ka tagay Bianconeri si uu dib ugu biiro Red Devils 89 milyan oo ginni sanadkii 2016kii. Sanadihii ugu dambeeyay waxaa jiray […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII