Wakiilka Ronaldo Jorge Mendes oo u duulay Turin iyo Warar Cusub oo soo kordhay

Jorge Mendes ayaa u duulay Turin Arbacadii ka hor inta uusan wadahadalo hoose la yeelan Juventus oo ku saabsan mustaqbalka Cristiano Ronaldo ee kooxda, sida ay wararku sheegayaan. Wararka ka imaanaya Talyaaniga Arbacadii ayaa sheegayay in Manchester City ay u soo bandhigtay xiddiga reer Portugal qandaraas labo sano ah, oo qeyb ka mid ah uu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII