Wakiilka Ruben Neves Oo Riixaya In Uu Xiddigu Ku Biiro Arsenal.

Wakiilka xiddiga khadka dhexe ee kooxda Wolves Ruben Neves ayaa lagu soo waramayaa in uu riixayo in uu xiddigu u dhaqaaqo Arsenal inta lagu jiro suuqa xagaagan. Mikel Arteta ayaa haatanba iska fasaxay xiddigaha Matteo Guendouzi & Dani Ceballos sidoo kale waxa la filayaa in ay iska iibiyaan Granit Xhaka kaas oo ku biiri doona […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII