Wakiilka Salah oo Maamulka Liverpool ku Gacan seeray Arimo badan kadin bandhiga Xidiga

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Photo@Reuters Wakiilka Maxamed Saalax ayaa u muuqday mid ku gacan seyray guddiga sare ee Liverpool kaddib bandhiggii gooldhalinta ee xalay. Salah ayaa xilli ciyaareedkan ku bilowday qaab ciyaareed heer sarre ah oo uu ku qaatay kulankii Norwich City , isagoo caawiyay Diogo Jota iyo Roberto Firmino ka hor inta uusan Reds u dhalin gool daqiiqaddii 74aad. Qandaraaska Salah wuxuu dhacayaa 2023, weli […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII