Wales oo u yeertay weeraryahanka Real Madrid Gareth Bale isagoo dhaawac ku maqan

Tababaraha Wales Robert Page ayaa soo jeediyay in Gareth Bale uu ka soo kabsan doono dhaawac muruqa ah, si uu u matalo Wales dhamaadka bishaan. Weeraryahanka Real Madrid ayaa maqnaa tan iyo bishii Sebtembar ka dib markii uu soo gaaray dhaawac. Bale ayaa isla markiiba laga saaray isreebreebka Koobka Adduunka ee bishii Oktoobar, waxaana shaki […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII