Waqtiga la Ciyaarayo El Clasico Real Madrid Vs Barcelona oo la Shaaciyay

Maamulka horyaalka Spain ee LaLiga ayaa shaaciyey waqtiga la ciyaarayo kulanka koowaad ee El Clasico ee labada kooxood ee Real Madrid iyo Barcelona, kaas oo kusoo beegmi doona xilli ay labada kooxood ku jiraan laba duruufood oo kala duwan. Labada kooxood ee ugu waaweyn Spain ee Real Madrid iyo Barcelona ayaa ku kulmi doona ciyaartooda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII