Waqtiga Manchester United la Wareegeyso Erling Braut Haaland oo la ogaaday

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay hormuud u tahay safka saxiixa Erling Braut Haaland xagaaga 2022. Xiddiga reer Norway ayaa u muuqda inuu ku sii nagaan doono Borussia Dortmund xilli ciyaareedka 2021-22, iyadoo Chelsea la fahamsan yahay inay hada ka maarantay Xidigan kadib imaanshaha Lukaku. Si kastaba ha ahaatee, Haaland ayaa lagu burburin karaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII