War Cusub oo kasoo kordhay Dhaawaca Diogo Jota ee Liverpool iyo Waqtiga uu soo laabanayo

Photo Getty Images) Fernando Santos ayaa sheegay in Diogo Jota laga yaabo inuu ku soo laabto Liverpool xilli hore haddii uuna taam u noqon kulanka Luxembourg. Weeraryahanka ayaa seegay guushii saaxiibtinimo ee ay ka gaareen Qatar isbuucaan isagoo ka dhaawacan muruqa ilaa haatana ka maqan tababarka. Santos ayaa aaminsan in ay jirto fursad aad u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII