War deg deg Ah: Naadiga Tottenham oo Ceyrisay Macalinkooda Nuno 4 Bil kadib

Naadigu Tottenham ayaa maanta ku dhawaaqay in Nuno Espírito Santo iyo shaqaalihiisa tababarka ee Ian Cathro, Rui Barbosa iyo Antonio Dias laga qaaday xilkii. Fabio Paratici, Agaasimaha Maamulka Kubadda Cagta, ayaa yiri: “Waan ogahay inta Nuno iyo shaqaalihiisa tababarka ay rabeen inay guuleystaan, waxaan ka qoomameynayaa inaan qaadanay go’aankan. “Nuno waa mudane run ah mar […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII