War Hada Ah: Isku Aadka Champions League oo la Sameeyay, Chelsea Vs Juventus, Manchester City Vs PSG, iyo Guruubka Dhimashada oo leesku Arkay

Isku aadka tartanka Champions League ee wareegga hore ee Group-yada ayaa la sameeyey, waxaana isku beegmay kooxo waaweyn oo si weyn loo sugayo inay mar uun afka iska galaan, kuwaas oo kulminaya xiddigo xiise u yeelaya kulamadaas. Xaflad lagu qabtay magaalada Istanbul ee waddanka Turkey ayay UEFA kaga dhawaaqday isku aadka xilli ciyaareedkan ee tartanka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII