War Hada Ah: Kulankii Brazil iyo Argentin oo lagu kala tagay iyadoo Socota Lix Daqiiqo oo kaliya

ciyaar goor dhow bilaabatay una dhaxeysa Wadamada Brazil iyo Argentin ayaa la hakiyay iyadoo socota shan daqiiqo. Sababta ugu weyn ee ciyaarta loo hakiyay ayaa ah in xidigaha ciyaarta afar kamid ah ay jabiyeen heerarka socdaalka madama uu jiro Sharciyo dhanka Corona ah. Booliska ayaa soo galay ciyaarta kuwaasi oo joojiyay madama xidigo ka ciyaara […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII