War Xaqiiq Ah: Antonio Conte iyo Manchester United oo Bilaabay Wadahadalo Cusub oo Bilow ah

Manchester United ayaa la soo xiriirtay Antonio Conte markii ugu horeysay iyadoo macalinka reer Talyaani uu muujiyay rabitaan uu ku doonayo inuu qabto shaqada Old Trafford, sida ay wararku sheegayaan. Red Devils ayaa sii waday qaab ciyaareedkeedaa liitay xilli ciyaareedkan kadib markii ay guuldaro 5-0 ah kala kulmeen Liverpool axadii, iyadoo cadaadiska uu haatan kor ugu sii kacayo tababare […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII