War Xiiso leh: Cristiano Ronaldo oo heshiis shaqsi ah la gaaray Man City isagoo durba la hadlay Pep’

Cristiano Ronaldo ayaa ogolaaday shuruudo shaqsiyeed ka hor inta uusan u dhaqaaqin Manchester City sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Portugal. 36 jirkaan mustaqbalkiisa Juventus ayaa mugdi la geliyay xagaagan waxaana wakiilkiisa Jorge Mendes u duulay si uu ula kulmo madaxda kooxda Serie A-da si uu ugala xaajoodo qaraarka toddobaadkan. Laakiin haatan wararka ka imanaya […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII