War Xiiso Leh: Harry Kane oo ku dhawaaqay go’ankiisa Xili Ciyaareedkan iyo Kooxda uu joogayo

Harry Kane ayaa xaqiijiyay inuu sii joogi doono Tottenham xagaagan. “Waxay ahayd wax cajiib ah inaan arko soo dhaweynta taageerayaasha Spurs axadii iyo inaan akhriyo qaar ka mid ah farriimaha taageerada ee aan helay dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay.  Waxaan sii joogi doonaa Tottenham xagaagan waxaana 100% diiradda saari doonaa sidii aan kooxda uga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII