War Xiiso Leh: Kooxaha Man Utd, Man City iyo Liverpool oo loo Fasaxay inay Ciyaarsiiyaan Xidigaha loo diidanaa

Kooxaha Premier League ayaa loo fasaxay inay ciyaarsiiyaan xiddigahooda reer Brazil dhammaadka toddobaadkan kaddib wada-hadallo ay la yeeshay FIFA iyo xiriirada kala duwan ee kubadda cagta ee Koonfurta Ameerika iyo Bartamaha Ameerika. Liverpool , Manchester United , Chelsea iyo Manchester City ayaa ka mid ahaa naadiyada aan u siideyn ciyaartooyda reer Brazil isreeb-reebka Koobka Adduunka sababo la xiriira inay u safraan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII