War Xiiso leh: Lionel Messi oo laga saaray Ciyaartoyda PSG ee ka hortageysa Man City

Lionel Messi ayaan qayb ka noqonayn safarka ay kooxdiisa PSG ugu tegayso Metz Arbacada habeen dambe, waana arrin timid maalmo kaddib markii ay laacibkan isku dhaceen tababare Pochettino xilli la beddelay oo muran ka dhex abuurmay. Mauricio Pochettino ayaa Axaddii beddelay Lionel Messi waxaana ka dhalatay hadal hayn badan falcelintii uu sameeyey 34 jirkan oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII