War Xiiso leh: Manchester United oo goor dhow Xaqiijisay soo laabashada Cristiano Ronaldo

Kooxda Manchester United ayaa goor dhow Barteeda Twitter-ka ku Xaqiijisay soo laabashada Xidigan. Muuqaal lasoo dhigay Twitter-ka ayaa u Qornaa ku soo dhawow Manchester United. Xaalka hada ee Horyaalka Premier League ayaa u muuqda Mid Xiiso leh. Welcome 𝗵𝗼𝗺𝗲, @Cristiano 🔴#MUFC | #Ronaldo — Manchester United (@ManUtd) August 27, 2021 Fadlan Tuko Salaada Hadii la […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII