War Xiiso Leh: Romelu Lukaku oo soo gaaray London ka hor inta uusan Chelsea ugu biirin aduun dhan £ 97.5m

Weeraryahanka kooxda Inter Milan Romelu Lukaku ayaa soo gaaray London fiidnimadii Arbacada, iyadoo ciyaaryahanka reer Belgium uu isku diyaarinayo inuu dhameystiro ku biirista  Chelsea . Blues, oo ku guuleysatay UEFA Super Cup ayaa la sheegay inay heshiis 97.5 milyan ginni ah la gaartay Inter si loogu wareejiyo 28 jirkaan. Saxafiga reer Talyaani ee Fabrizio Romano […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII