War Xiiso Leh: Tammy Abraham oo ogolaaday inuu ku biiro Roma

Tammy Abraham ayaa lagu soo waramayaa inuu qarka u saaran yahay inuu u saxiixo Roma ka dib markii kooxda Talyaaniga ay heshiis la gaartay Chelsea . 23 jirkaan ayaa durbaba ka maqnaa kooxda Chelsea intii uu joogay Thomas Tuchel , waxaana uu haatan hoos ugu dhacay dooqa Kooxda ka dib imaatinka Romelu Lukaku . Inter […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII