WAR XUN: Xiddig Real Madrid U Ciyaara Oo La Xaqiijiyay In Uu Seegi Doono Kulanka Chelsea.

Daafaca kooxda Real Madrid ee Raphael Varane ayaa la xaqiijiyay in uu dhaawac ku seegi doono kulanka lugta 2-aad ee Semi-final-ka champions League ee ay kooxdiisu la ciyaari doonto chelsea sabab la xidhiidha dhaawac muruqa ah. Xiddiga reer France ayaa ku qasbanaaday in uu ka boxo kulankii Osasuna ee horyaalka La Liga kadib markii uu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII