Warar Suuqa Maanta: Chelsea oo dooneysa Saxiixa Matthijs de Ligt, Liverpool oo isha ku heysa Marco Asensio, Heshiiska Anthony Martial iyo Qodobo

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Chelsea ayaa dooneysa inay lasoo saxiixato daafaca dhexe ee Juventus iyo Netherlands Matthijs de Ligt, 22. (Mirror) FC Basel ayaa ka fiirsaneysa inay u dhaqaaqdo goolhayaha reer Jarmal ee Liverpool Loris Karius, oo 28 jir ah (Bild) Tottenham ayaa lala xiriirinayay inay u dhaqaaqdo weeraryahanka Manchester United iyo xulka France Anthony […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII