Warar Suuqa Maanta: Real Madrid oo ku sii dhawaaneysa Paul Pogba, Dusan Vlahovic oo Go’an ka gaaray Kooxda uu rabo iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Theo Hernandez ayaa diidaya Manchester City isaga oo doorbidaya inuu heshiis cusub u saxeexo AC Milan. (Calciomercato) Tottenham ayaa si adag uga shaqaynaysa heshiis uu tababare Antonio Conte kooxdeeda kaga badalayo Nuno Espirito Santo. (Tuttomercato) Porto tababaraheeda Sergio […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII