Wararka Suuqa Caawa: Shaqo ka Ceyrinta Ole Gunnar Solskjaer, Go’anka Zinedine ee Shaqada Manchester United iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Zinedine Zidane ayaan wax xiiso ah u qabin shaqada Manchester United inkasta oo lala xiriirinayo Old Trafford, Tababarihii hore ee Real Madrid ayaa ka mid ah magacyada loo malaynayo inuu yahay bedelka macallin Ole Gunnar Solskjaer, kaasoo booskiisu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII