Wararka Suuqa kala iibsiga Caawa: Barcelona oo Hor istaageysa ku biirista Messi ee PSG, Sergio Aguero oo Dhaxlaya Lionel Messi, Sheekada Raheem Sterling, Harry Kane iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Raheem Sterling ayaa lagu soo waramayaa inuu doonayo inuu ka dhaqaaqo Manchester City inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan, maadaama xiddiga reer England uusan haatan ku faraxsaneyn kooxda. Sida laga soo xigtay Daily Mail Harry Kane ayaa lagu soo waramayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII