Wararka Suuqa kala iibsiga Caawa: Cristiano Ronaldo oo ku Biiray Manchester United, Kylian Mbappe oo ku dhow Real Madrid, Juventus oo heshay Badalka CR7 iyo Qodobo kale

Kooxda Manchester United ayaa ku dhawaaqday in Xidiga Cristiano Ronaldo uu ku soo biiray Kooxda Sawir lasoo dhigay Boga Kooxda ayaana lagu Xaqiijiyay. Borussia Dortmund ayaa go’aansatay inay sii haysato weeraryahanka Norway Haaland Paris Saint-Germain ayaa la xiriirtay wakiilka Erling Haaland,  The Telegraph  Manchester United ayaa laga yaabaa inay xilli dambe u dhaqaaqdoxiddiga qadka dhexeee Rennes Eduardo Camavinga , […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII