Wararka Suuqa Kala Iibsiga Caawa: Heshiis Dhexmaray Cristiano Ronaldo iyo Manchester City, Dalab Cusub oo laga gudbinayo Kylian Mbappe, Xaalka Harry Kane, iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Real Madrid ayaa hagaajisay dalabkii ay u soo bandhigtay xiddiga Paris Saint-Germain Kylian Mbappe, Kooxda reer Spain ayaa haatan dalabka ka dhigtay £ 145.6m, ka dib markii ay arkeen dalab hore oo ahaa £ 137m oo la diiday […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII