Wararka Suuqa kala iibsiga Caawa: Jawaabta Manchester City ee Cristiano Ronaldo, Kylian Mbappe oo ku Wajahan Real Madrid, Sheekada Harry kane iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Kooxaha Barcelona iyo Real Madrid ayaa ku heshiiyay heshiis ku saabsan dahabka reer Catalonia ee Ilaix Moriba, sidaas waxaa  qortay Sport .  Manchester City ayaa ka fiirsaneysa inay u dhaqaaqdo Cristiano Ronaldo ka dib go’aankii Harry Kane ee ahaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII