Wararka Suuqa kala iibsiga Caawa: Jesse Lingard oo sharuud ku xiray Heshiis kordhinta Manchester United, Real Madrid oo Xiiseeneysa Antonio Rudiger iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka England Jesse Lingard ayaa doonaya dammaanad qaadka waqtiga uu ku ciyaarayo Old Trafford xidigan ayaa iska diiday dalab qandaraas ah oo uga yimid Manchester United, sida ay sheegtay  ESPN . Valencia ayaa iibin doonta Jose […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII