Wararka Suuqa kala iibsiga Caawa: Man City oo kordhisay Dalabka Harry Kane, PSG oo u Weecatay Cristiano Ronaldo, Sheekada Philippe Coutinho iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Sevilla ayaa wadahadalo la furtay Borussia Dortmund si ay ula soo wareegto xiddiga khadka dhexe ee Denmark Thomas Delaney, sida ay werisay BT. Romelu Lukaku ayaa lagu soo waramayaa inuusan diyaar u noqon doono kulanka Chelsea ee furitaanka Premier League […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII