Wararka Suuqa kala iibsiga Caawa: Manchester United oo Qarka u saaran Heshiis kordhinta Bruno Fernandes, Isco oo ku wajahan Italy iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Bruno Fernandes ayaa qarka u saaran inuu qandaraas cusub u saxiixo Manchester United, sida ay qortay The Sun. Juventus iyo AC Milan ayaa ka fikiraya inay bisha Janaayo u dhaqaaqaan kubad sameeyaha Real Madrid Isco, sida laga soo xigtay Calciomercato . […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII