Wararka Suuqa kala iibsiga Caawa: Nicolas de la Cruz oo Xiiso ka helaya Man United iyo kooxo kale, Aurelien Tchouameni oo Chelsea ku biiri kara, Xaalada Pedri iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Agaasimaha AC Milan Paolo Maldini ayaa ku rajo weyn in kooxdiisu ay ku qancin karto Franck Kessie inuu saxiixo heshiis cusub, Kooxda ka dhisan Serie A ayaa wadahadalo kula jirtay ciyaaryahanka khadka dhexe laakiin weli kuma qancin inuu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII