Wararka Suuqa kala iibsiga Caawa: Romelu Lukaku oo Caawa Gaaraya London si uu u Saxiixo Qandaraaskiisa, Xaalka Paulo Dybala, Aaron Ramsdale iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Leicester ayaa ogolaatay heshiis ku kacaya £ 15 milyan ($ 21m) si ay ula soo saxiixato daafaca Southampton Jannik Vestergaard, sida ay qortay The Telegraph. Weeraryahanka reer Belgium Romelu Lukaku ayaa u duulidoona London habeenka Arbacada oo caawa ah […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII