Wararka Suuqa kala iibsiga Caawa: Tabaraha PSG oo ka hadlay Mustaqbalka Kylian Mbappe, Jesse Lingard oo sharuud ku xiray Heshiiska Man United iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Jesse Lingard ayaa diyaar u ah inuu ka tago Manchester United ka hor dhamaadka bishaan haddii aan la siin damaanad qaadka kooxda ee waqti uu ku ciyaaro – sida laga soo xigtay The Times . Mauricio Pochettino ayaa ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII