Wararka Suuqa kala iibsiga Caawa: Tammy Abraham oo Tijaabada Caafimaadka u Dhameestiray Roma, Sheekada Kylian Mbappe, iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha Caawa oo aad Habeen walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Wadahadaladii u dhexeeyay Juventus iyo Paulo Dybala ayaa sii socon doona ilaa muddo dheer, wakiilka weeraryahanka reer Argentina ayaa la kulmay kooxda saddex jeer usbuucii la soo dhaafay walina uusan ka gaarin heshiis kordhin. La Gazzetta dello Sport   […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII