Wararka Suuqa kala iibsiga Maanta: Ac Milan oo ku dhow Saxiixa Xidig Chelsea ka tirsan, Xaalka Paul Pogba iyo Qodobo kale oo Xiiso leh

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com David Beckham ayaa Lionel Messi kala hadlay sidii uu ugu biiri lahaa Inter Miami marka uu 34 jirka weerarka uga ciyaara xulka Argentina heshiiskiisa PSG dhaco 2023. (Mirror) Xiddiga qadka dhexe ee West Ham iyo xulka England Declan Rice, oo 22 jir ah, ayaan ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII