Wararka Suuqa kala iibsiga Maanta: Dalabka Real Madrid ee Kylian Mbappe oo wali laga jawaabin, Qiimaha lagu Aqbali karo Jules Kounde, Xiisaha Juve ee Sergio Aguero iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Liverpool , Leeds iyo Aston Villa ayaa laga yaabaa inay xilli dambe u dhaqaaqaan Sampdoria iyo garabka Denmark Mikkel Damsgaard, laakiin Tottenham ayaa ka baxday loolanka 21-jirka, kaasoo dalkiisa u matalay Euro 2020. (Sport Witness) ) Paris St-Germain ayaan weli ka jawaabin dalabka Real Madrid ee ku aadan weeraryahanka reer France Kylian […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII