Wararka Suuqa kala iibsiga Maanta: Declan Rice oo ugu horeeya Saxiixa Manchester United, Raheem Sterling oo ku biiraya Barcelona, Xaalada Paul Pogba, iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Manchester United ayaa mudnaanta koowaad ee suuqa kala iibsiga ka dhigtay Declan Rice oo ka tirsan West Ham xagaaga dambe. 22 jirka qadka dhexe ee England ayaa aad u doonaya inuu u dhaqaaqo Old Trafford wuxuuna ka careysnaa in qiimaynta Hammers ee £ 100m ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII