Wararka Suuqa kala iibsiga Maanta: Haaland oo wali laga doonayo Manchester United, Cavani oo go’an ka qaatay Mustaqbalkiisa, Xaalada Aurelien Tchouameni iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Manchester United ayaa weli dooneysa inay la soo wareegto weeraryahanka Borussia Dortmund ee reer Norway Erling Braut Haaland, oo 21 jir ah, inkastoo uu soo laabtay xiddiga reer Portugal Cristiano Ronaldo oo 36 jir ah (Express) United ayaa sidoo kale diyaar […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII