Wararka Suuqa kala iibsiga Maanta: Harry Kane oo Heshiis Cusub Saxiixaya, Chelsea oo heshay Fursad ay kula soo wareegeyso Jules Kounde, Xaalka Saka iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Weeraryahanka reer England Harry Kane ayaa laga yaabaa inuu heshiis cusub u saxiixo Tottenham haddii qandaraaskiisa lagu burburin karo qandaraaskiisa. 28 jirkaan ayaa hore u aaminsanaa inuu heshiis hore uu uga tagi karay Spurs xagaagan markii Manchester City ay isku dayday saxiixiisa. (Eurosport) […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII