Wararka Suuqa kala iibsiga Maanta: Heshiiska Kylian Mbappe ee Real Madrid oo Fashilmi Kara, Jesse Lingard oo ka tagaya Manchester United, Xaalka Jules Kounde iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Real Madrid ayaa u qabatay Paris St-Germain ilaa iyo axada maanta inay aqbasho dalabka ay ka gudbisay weeraryahanka reer France Kylian Mbappe, madaama kooxda reer Spain aysan diyaar u ahayn inay 22 jirkaan u soo bandhigto wax ka badan 190m euros […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII