Wararka Suuqa kala iibsiga Maanta: Koox Cusub oo ku biirtay Xiisaha Timo Werner, go’an laga gaaray Jesse Lingard, Heshiiska Antonio Rudiger oo la hakiyay iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Weeraryahanka Chelsea ee Timo Werner, oo 25 jir ah, ayaa ka mid ah afar ciyaaryahan oo ay tixgelinayso Borussia Dortmund haddii 21 jirka reer Norway ee Erling Braut Haaland uu ka tago kooxda xagaaga dambe. (SportBild) Qandaraaska daafaca Jarmalka Antonio Rudiger ee Chelsea ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII