Wararka Suuqa kala iibsiga Maanta: Kylian Mbappe oo PSG ka diibay Heshiis Kordhin Lix Sano ah, Xiisaha Chelsea ee Jude Bellingham iyo Qodobo kale

Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad maalin walbo kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com Weeraryahanka reer France Kylian Mbappe, oo 22 jir ah, ayaa diiday lix sano oo lagu daray heshiiska uu kula jiro Paris St-Germain , kaasoo dhacaya xagaaga dambe, wuxuuna doorbidayaa inuu ku biiro Real Madrid xagaagan. (Marca) Mbappe ayaan ku biirin saaxiibbadiisa xafladda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII